Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Tarsan oo kashifay sir badan oo ku saabsan Kiiska dacwadda Badda Somalia iyo Kenya

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, haddana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan kiiska dacwadad Badda Kenya iyo Soomaaliya.

Kiiska oo hadda ka socda Maxkamadda Cadaalada Adduunka ee Hague dalka Holland ayaa Tarsan uu warbixin xasaasi ah ka bixiyay heerkii uu soo maray, wuxuuna rajo xumo ka muujiyay in Soomaaliya ay ku guuleysan karto dacwadaasi.

Mudane Tarsan wuxuu kashifay inay Kenya heysato dhowr heshiis iyo qoraalo ay madax Soomaaliyeed saxiixeen oo uu ka mid yahay.

Ad
  1. Warqad uu qoray Cumar C/rashiid oo uu ku burinayo markii Baarlamanaka KMG ahaa laalay heshiiskii is-afgaradka ee Badda.
  2. Heshiis kale oo dowladda Kenya ay ka saxiixatay wasiirka arrimaha dibadd Soomaaliya  ee hadda C/salaan Hadliye Cumar  oo isna qoraya in wixii khilaaf ah ee labada dowladood  lagu xaliyo wadahadal.

HOOS KA DAARO WARKA XASAASIGA AH EE MUDANE TARSAN

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON