Monday, July 14, 2025

Dhageyso: Wareysi cod murugo badan: Aabaha darawalkii waday Baskii ciidamada Itoobiya ku laayeen dadka ee tuulada Halgan

Salaad Diiriye Cabdulle Aabaha dhalay darawalkii waday Gaarigii Baska yar ahaa ee ciidamada Itoobiya dadkii saarnaa ay ku laayeen Tuulada Halgan ee duleedka magaalada Beledweyne, isla markaana lahaa gaariga ayaa xog-warran xanuun badan ka bixiyay sidii ay wax u dhaceen iyo falkii naxdinta lahaa ee lagula kacay dadkii tacsida u socday ee Gaarigaasi saarnaa.

amisondil

Wareysiga oo aad u xanuun badan wuxuu Salaad ku faahfaahinayaa sidii ay u dhaceen iyo xasuuqii meesha ka dhacay isagoo ugu danbeyn baaq u jeedinaya inta ay quseyso

DHAGEYSO CODKA

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON