Siraad Caanood Shire, waa hooyo Soomaaliyeed oo ka walwalsan in maydka wiilkeeda uu muddo bil ka badan ku xayiran yahay dalka Sweden halkaasi oo uu ku geeriyooday maalin un kaddib markii uu gaaray isagoo magangalyo-doon ah.
Cabdifitaax Ibraahim Cagayare ayaa taleefanka magaalada Gaalkacyo ku wareystay Hooyo Siraad Caanood.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]