Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Wasiir ka qeyb galay Doorashii Axmed Madoobe oo kashifay qaabka ay ku tageen Kismaayo

Guuleed-Xuseen-QaasimWasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim ayaa kashifay qaabka ay xildhibaanada iyo wasiirada ka tirsan dowladda Soomaaliya uga qeyb galeen doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo maanta oo lagu doortay Axmed Maxamed Islaan Axmed (Madoobe).

Wasiirku wuxuu sheegay inay qaab shaqsi ahaan ah ay u tageen doorashada oo aanay ka socon dowlad iyo xukuumad midna, isagoo intaas ku daray inuu isagu ahaa marti iyo marqaati oo kaliya uu ka hadli karo wixii uu indhihiisa ku arkay.

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa hore u sheegay inay Kismaayo tageen inay goobjoog ka noqdaan doorashada madaxweynaha Jubaland isaguna uu ka socdo wasaaradda arrimaha gudaha, arrintaas oo hadda u muuqata inay  beenowday.

Wasiir Guuleed iyo C/rashiid Xiddig ayaa labada ku heyb ah Axmed Madoobe taasoo xaaladda ka dhigeysa mid ka baxsan dowladnimo.

DHAGEYSO CODKA WASIIR GUULEED

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON