Sunday, August 3, 2025

DHAGEYSO: Wasiir Maareeye oo ihaano & ceeb kala dul dhacay dadka Beledweyne

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa aflagaado iyo ihaano kula kacay dadka reer Hiiraan iyo odayaashooda isagoo ka mida wafdiga Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ee hadda ku sugan magaalada Beledweyne.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in reer Beledweyne aanay lahayn talo maamul ku dhisaan ama isaga celiyeen Alshabaabka kasoo cararay Puntland, wuxuuna odayaasha Beledweyne ku sheegay inay yihiin kuwo ku gorgortama dadka baahan dushooda.

DHAGEYSO CODKA WASIIR MAAREEYE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON