Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO Wasiir Odawaa: “Madasha Qaran ee la dhisayo waxay sharci noqon doontaa Janaayo 2016…”

Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aamada ka soo baxayshirkii wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee Muqdisho ku soo idlaaday 21-kii bishan September, wuxuuna sheegay in la isla ogolaaday dhismaha Madal ka soo tala bixisa kala guurka iyo qaabka doorashooyinka dalka ka dhici doona loo qaban doono.

odowaa (4)

Wasiirka oo wareysi siiyay  Weriye Ridwaan Xaaji oo ka tirsan Idaacadda VOA-da waxa uu faahfaahin ka bixiyay qaab dhismeedka Madasha cusub iyo sida uu danbeyn loo gaari doono doorashada, wuxuna ka hadlay shirar ka dhici doon dhammaan maamulada dalka iyo doorka ay yeelan doonaan.

HOOS KA DAARO WAREYSIGA WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON