Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: Wasiir Soocadde: “Maxaabiis ayaan ka qabanay Shabaabkii Togga Suuj, qaarna waa baxsadeen…”

Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan (Soo-Cadde) ayaa sheegay in Maxaabiis laga qabtay  kooxdii ka dagaalameysay Togga Suuj, qaarna ay baxsadeen ayna jiraan qaar kale oo dhintaym kuwa baxsadayna lagu daba jiro.

Wuxuu sheegay Wasiirku in lasoo afjaray dagaalkii  Togga Suuj in la soo afjaray, wuxuuse ka digay inay jiraan qaark baxsaday oo degaano kala duwan ku wajahan, isagoo shacabka degaanadaasi ugu baaqay inay soo sheegeen wixii ay arkaan.

DHAGEYSO WAREYSIGA SOOCADE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON