Monday, June 23, 2025

Daawo ama Dhageyso: Wixii Sheekh Nuur Baaruud ku qabsaday Hotelka Saxafi

baaruud

DHAGEYSO WAREYSIGA SHEEKH NUUR BAARUUD EE VOA-da

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee dalka, kana mid ahaa dadkii ku jiray Hotelka Saxafi ee weerarku ka dhacay saaka ayaa ka hadlay wixii qabsaday isaga markii uu dableyda Alshabaab ay gudaha u galeen hotelka.

Ad

Sheekha ayaa sheegay inuu ku jiray dabaqa dhexe ee hotelka isla markaana iridka qolkiisu uu fure ku taagnaa balse aanu wax dhaqdhaqaaq sameyn, isagoo sheegay inuu maqlayay hadaladii dableyda Alshabab is weydaarsanayeen intii ay hotelka ku jireen.

“Haddii ay dhinaceyga soo aadi lahaayeen, waa ii dhammaan lahayd… ” ayuu yiri Sheekha oo markii danbe oo ciidamada dowladda ay yimadeen kadibna uu hubsaday uu isu sheegay sidaana lagu soo badbaadiyay oo uu jiray meyd uu ka tallaabsaday oo hotelka dhex yaalay.

HOOS KA DAAWO VIDEO

- Advertisement -

https://youtu.be/7EXiMQt8LIA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON