Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO Xasan Sheekh: Shacabka Soomaaliyeed ma ogolaan doonaan in jalaafo loo dhigto”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyay mooshin xil ka qaadis ah oo in ku dhow 100 xildhibaan ay ka keeneen shalay oo loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay inaan xilligan u haray dowladda u kala qeybsamin  waqti ay is qabqabsadaan iyo  mid lagu sameeyo waxqabad iyo horumar.

Xsheekh

Isagoo ka hadlayay horurmarka dowladiisa gaartay ayuu sheegay in howlo badan ay horyaalaan una baahsan dhameystir, wuxuuna tusaale u soo qaatay arrimaha hiigsiga cusub, dhismaha maamulada federaalka iyo maalgashiga dalka.

HADDABA WAXAAD DHAGEYSANEYSAA HADALKA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

[blockquote style=”2″]”Soomaaliya waa dhaqaaqday hore ayay u socotaa, dad aad u tiro yar oo carqalad wadaahi ma celin karaan Soomaaliya, mana hakin karaan, yaan lagu mashquulin wado shalay lagu habaabay Dadka arrintaad wada waa la garanayaa taariikhda ay dadka dhexdiisa ku leeyihiin, dadkaas yaan lagu kedsoomin… Soomaaliya waa guuleysatay inta dhimanna waa guuleysaneysaa, shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda horumar ayay sameeyeen mana ogolaan doonaan in jalaafo loo dhigo ” MADAXWEYNE XASAN SHEEKH[/blockquote]

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON