Xildhibaanada tiradoodu ka badan tahay 125 ayaa xalay gudbiyay Mooshin “Soo Jeedin Laalis Mooshinka iyo Eedeymaha Aan Sharciga waafaqsaneyn ee ka soo Horjeeda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Xilibaan C/llaahi Abshirow oo mooshinkaasi akhriyay ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobada uu cuskanayo Mooshinka cusub, isagoo sheegay in xildhibaano badan lagu been abuurtay mooshinkaasi oo aan waxba kala socon kana mid yahay xildhibaan geeriyooday iyo qaar ka maqan dalka oo uu shaki ku jiro saxiixooda.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]