Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO Xildhibaan Afaraale oo jawaab kulul siiyay Beesha Ogaadeen: “Itoobiya ayay degaan ee Bakool waxba kuma laha”

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobolka Bakool ayaa  ayaa si kulul uga hadlay csbasho muddooyinkan ka soo yeeraysay odayaal iyo xildhibaanno sheegay in seddax degmo oo ka mida  Gobolka Bakool ay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed.

Wuxuu caddeeyay xildhibaanka in dadka ka hadlaya arrintan aanay wax shaqo ah ku lahayn gobalka Bakool, islamarkaana degmooyinka ay degaan ay yihiin kuwa ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ee Kilinka Shanaad. Wuxuu sheegay in degaanada Yeed iyo Caato aysan degmooyin ahayn, balse ay yihiin tuulooyin.

Xildhibaanku wuxuu ka hadlay sida  reer Cabdi Xalane ku tageen gobolka xilligii Siyaad Barre, qorshaha ay ku doonayaan inay wax uga helaan Bakool, wuxuuna si weyn u faahfaahiyay xaaladda Beesha (Ogaadeen) ee gobolka Bakool iyo waxa ay ku yeelan karto.

DHAGEYSO COD XIISO LEH OO UU BIXIYAY XILDHIBAAN AFARAALE (Daaro codka hoose)

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON