Monday, June 23, 2025

Dhageyso Xildhibaan Goodax: “Waqtigii uu cimriga Madaxweynaha soo gaaban lahaa ayaa la joogaa”

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii Aarrimaha Gudaha oo hadda ka mida xildhibanada hor-boodaya Mooshinka laga keenay madaxweynaha ayaa eedo culus dusha ka saaray madaxweyne Xasan Shekeh isagoo in Madaxweyne Xasan uu faragelin joogta ah ku haayo hay’adaha dastuuriga ah Ee shaqadiisa ka madax banaan.

Goodax_Bare

Mr. Goodax wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay in joogitaanka madaxweynaha ay dhibaato ku tahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed, haddii uu xilka sii hayana aanay jirin wax u qabsoomaya dowladda Soomaaliyeed.

Ad

DHAGEYSO HADALKA XILDHIBAAN GOODAX OO KA MID AHAA BARNAAMIJ RADIO MUQDISHO MAANTA KA BAXAY

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON