Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaanada hogaaminaya mooshinka looga horjeeda dowladda Kenya

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeeshay arrinta Derbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka ay la leedahay Soomaaliya iyadoo xildhibaanada Soomaaliyeed ay ka doodeen inaan Qaraar lagu soo koobin go’aanka Baarlamaanka ee sharci laga dhigo.

Xildhibaanada dooda ka qeyb galay waxaa ka mida: C/llaahi Jaamac iyo Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo si kulul uga hadlay arrinta ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Waxay xildhibaanada ka digeen heshiis ay xukuumadda dooneyso inay arrintan ka gasho, oo la jaha wareeriyo arrintan. Waxaana baarlamaannka maanta qaatay go’aankaasi.

DHAGEYSO DOODA LABADA XILDHIBAAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON