Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaano ka baxay Mooshinka Madaxweynaha oo sir badan kashifay

Qaar ka mida xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay caddeeyeen in laga been abuurtay saxiixyadooda mooshinka la gudbiyayna uu ahaa mid sanad kahor ay saxiixeen oo aanay wax war ah ka heyn markaas kadib.

xildhibaanno-cusub

Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed oo ka mid ah xildhibaanadii  shirka jaraa’id qabtay ayaa sheegay in muddo dheer ay u soo dhabar adeygeen midnimada dalka ayna dhibaatooyin badan la kulmeen. “Odayaasha Soomaaliyeed ee midnimada u joogay labaatankii sano ee u dambeeyay dhibaato kasta ha nagu soo martee una dulqaadanaynay ayaan ka mid ahay, mooshinkaan la sheegayo oo Soomaali oo dhan ka naxday waxa uu ahaa mid sanadkan horaantiisii la soo hadal qaaday kadibna la isaga yimid lana joojiyay.” ayuu yiri xildhibaan Cabdalla Boos.

DHAMMAAN XILDHIBAANADII KA HADLAY SHIRKA JARAA’ID KA DHAGEYSO HALKAN

 

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=HL_Qpl30AQY”]

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON