Madaxweynaha Soomaaliya ayaa oo ma ka qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay wasaaradda Maaliyadda oo loogu magac daray Daahfurnaanta dowladda ayaa la weydiiyay su’aalo fara badan oo ku saabsan musuqmaasuqa ka jira dowlada dhexdeede,a halka ay ku baxaan canshuuraha dadka kaga qaado, hantida qaranka ee la kireeyo iyo arrimo kale.
Madaxweynaha ayaa su’aalihii adkaa uga jawaabay si guud mar ah oo aan waafi ahayn, wuxuuna sharaxaad ka bixiyay musuqmaasuqa lagu sheego dowladiisa sida Hay’adda Transparency International oo Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu horeeya musuqa, haddana dhageyso sharaxaada Xasan Sheekh
HOOS KA DHAGEYSO
GOOBJOOGE.COM