Wednesday, June 25, 2025

Dil naxdin leh oo ka dhacay degmada Caabudwaaq

sheekh

Magaalada Caabudwaaq ayaa la soo weriyay inay ka dhacay fal naxdin leh kadib markii xalay degmadaasi lagu dilay Mu’adinka iyo Sheekhii Masjidka Jaamaca ee Imaamu Shaafici oo lagu magacaabi jiray  Macalin Farxaan Maxamed Salaad.

Dilka mu’adinka masjidka Imaamku  Shaafici ee degmada Caabudwaaq ayaa la sheegay inay ka danbeeyeen  koox hubeysan albaabka masjidka u galay xiligii laga soo baxay salaadii cishaha. Dadweynaha iyo culimada degaanka oo uu ugu horeeyo Sheekh C/risaaq Warsame Fiqi ayaa maanta ka tacsiyadeeyay muslimiinta geeridaas naxdinta leh.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilka sheekhan waxayna qaarkood sheegayaan inay xiriir la leedahay xiisad ka taagan magaalada ee Ahlu suna iyo Galmudug.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON