Sunday, July 13, 2025

Diyaarad ka timid Soomaaliya oo shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Nairobi

Diyaarad ka timid Soomaaliya ayaa la sheegay inay shil ku gashay Garoonka Diyaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi (JKIA).

Diyaaradahan ayaa si degdeg iyo lama filaan ah ah u fariisatay Garoonka, waxaan saarnaa afar qof, sida ay sheegtay hay’adda Garoomada iyo duulimaadyada dalka Kenya, laakiin ma jirin cida wax ka soo gaaray shilkaasi.

Diyaaradda oo aan magaceeda iyo shirkadda leh weli la shaacin ayaa xayirtay saacado shaqadii Garoonka Diyaaradaha ee Jommo Kenyatta, waxaana markii danbe laga wareejiyay  dhabaha diyaaraduhu caga dhigtaan oo ay xanibtay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON