Friday, July 11, 2025

Diyaaradaha Mareykanka oo mar kale duqeeeyay Saldhigyada Alshabaab ee Sh/hoose

Weear duqeyn ah ayaa la sheegay inuu mar kale ka dhacay maanta Gobolka Shabeellada Hoose, degaanka Furuqlay oo 25 KM dhinaca waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Afgooye halkaasi oo ay weerareen diyaarado helikobtarro ah oo la sheehay inuu Mareykanku leeyahay.

Weerarka ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday goob bar kontorool ah oo ay canshuuraha ku qaadaan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab. Waxaa la soo weriyay qasaare dhimasho ah oo ka dhacay maleeshiyadii goobta joogtay oo tiradooda lagu sheegay shan.

Weerarada Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sii kordhaya iyadoo shalay ay diyaaradaha helikobtarrada ee Maraykanka ay duqeeyeen baabuur ay leeyihiin maleeshiyada Al-Shabab halkaasi, kuna  7 maleeshiyo ah.

Pentagon-ka ayaa sheegay in dhimashada Al-Shabab ay ahayd shan maleeshiyo. Alshabaab  ayaa iyadu sheegtay inay iska caabisay weerarka Mareykanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON