Wednesday, July 9, 2025

Diyaarado dagaal oo caawa dul wareegaya degaano ka tirsan Gobolka Mudug

Wararka laga helayo caawa Gobolka Mudug ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay si xowli ah u dul wareegayaan Degaanka Ceel-huur  Gobolka iyadoo aan la aqoonsan diyaaradahaasi iyo ujeedkooda.

MI-17_helicopters

Dadka degeenka ayaa sheegaya in xeebaha  degaankaasi lagu arkay Maraakiib dagaal oo ku soo dhowaaday  Degmada Hobyo. Dadka ku dhaqan degaanadaasi ayaa baqdin xoog leh  ka muujiyay diyaaradahai dagaal iyo maraakiibta oon la ogeyn waxa ay qaban doonaan.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan Diyaaradahaan Dagaal iyo Maraakiibtan Ay baadigoobayaan Dooni Kaluumeeysi ay kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ah ay ku heeystaan Magaaladaasi.Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON