Monday, June 23, 2025

Dooni ka baxsatay Burcad Badeed Soomaaliyeed oo muddo heysatay

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dooni laga lee yahay dalka Iran iyo 16 badmaaxiin oo saarnaa ay ka baxsatay burcad-badeed Soomali ah oo afduub ahaan ugu haystay xeebta Ceel-Huur ee gobolkaas.

Si rasmi ah looma ogga qaabka Doonidu u baxsatay, balse warar ayaa sheegaya in badmaaxiintu ay ka xoog badiyeen 4 burcad-badeed ah oo Doonidaasi haystay.

burcad-badeed

Doonidan ayaa waxa ay ka mid ahayd laba Doon oo laga lee yahay dalka Iran iyo dad gaarayey 36 qof oo gacanta ugu jiray burcad badeedda Soomaalida. Mid ka mid ah labada doon iyo 20 qof oo kale, ayaa weli u afduuban burcad badeedda.

Cabdullahi Maxamuud oo ku sugan Hobyo ayaa idaacadda  VOA-da uga warramay sida ay doonidan uga baxsatay burcad-badeedda. Waxaa wareystay Ismaaciil Farjar.

Isha: VOA

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON