Thursday, July 3, 2025

Doorashadii Madaxweynaha K/Galbeed oo mar kale dib loo dhigay & Wararkii ugu danbeeyay [Akhriso]

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in  doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee lagu waday inay dhacdo 5-da Disembar 2018 mar kale dib loo dhigay.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii Guddiga Doorashada uu markii saddexaad dib u dhigay doorashada madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo hadda la shaaciyey inay dhici doonto 19-ka Disembar 2018, iyadoo markii hore loo asteeyay inay dhacdo 5-da Disembar, lagana soo wareejiyey 18-kii Novembar.

Guddiga doorashada ayaa sabab uga dhigay howlo badan oo u yaalla guddiga una baahan waqti dheeraad ah, waxayna wararku sheegayaan inay arrintan salka ku heyso qorshe ay  wadato dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON