Tuesday, October 20, 2020
More

    Dowladaha Cuba iyo Kenya oo beeniyay in la sii daayey Dhaqaatiirta Cuba ee Alshabaab heysato

    Dalalka Cuba iyo Kenya ayaa beeniyay in la sii daayey laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo Alshabaab ay afduub ku heysatay muddo sanad ka badan.

    Wakalada wararka ee AP iyo AFP ayaa maanta faafiyey war ku sabasan in la sii daayey labada dhaqtar ee Cuba u dhashay oo kala ah: Assel Herrera Correa and Landy Rodriguez Hernandez, iyagoo soo xiganaya Wasiirka Arrimaha dibada Cuba Bruno Rodríguez.

    Ad

    War kasoo baxay Agaasimaha Warfaafinta Wasaaradda Arrimaha dibadda Cuba Juan Antonio Fernandez. ayaa lagu yiri: “Waxaan beeninayaa warka la faafiyey saaka ee ku saabsan in lasii daayey dhaqaatiirta Assel Herrera Correa iyo Landy Rodriguez Hernandez” , wuxuuna sheegay in dadaal xoog leh loogu jiro sii deyntooda.

    Dhinaca kale afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna ayaa beeniyay warkan wuxuuna sheegay inaysan heli wax war ah oo ku saabsan sii deynta dhaqatiirta Cuba.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    148,683FansLike
    2,047FollowersFollow
    5,645FollowersFollow
    148,683FansLike
    2,047FollowersFollow
    5,645FollowersFollow

    TOP NEWS

    Imaam Max’ed Yusuf oo Digniin culus u diray Cali Mahdi. “Reer Imaam ha isku dirin, haddii kale adigoo sidaan..”

    Imaamka Beelaha Muddulood ee xilka sii haya Imaam Maxamed Yuusuf ayaa digniin culus u diray siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo Muqdisho ka...

    Maxaa Koonfur Galbeed looga reebay Qoraalka Ra’iisal wasaare Rooble u kala diray Maamul Goboleedyada..?

    Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.

    Imaam ay Beesha Abgaal isku khilaafsan tahay oo lagu duubay Hotel ku yaalla Muqdisho (Warbixin xasaasi ah)

    Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Imaam cusub oo Beesha Abgaal yeelato, kadib khilaaf in muddo ah ka taagnaa...

    Xasan Sheekh: “Diyaar ayaan u nahay Doorashada, Afartii sano wax kaleba kama shaqeyneynin…”

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka jawaabay su'aal ku saabsan diyaargarowga Doorashada ee mucaaradka oo muddooyinkan danbe la hadal...

    Ciladihii Xil wareejin la’aanta Kheyre oo kusoo baxay Ra’iisal Wasaare Rooble (Dhagax-dhig yaab leh..!)

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey inuu dhagax...

    Laba ka mida Guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiran oo ku biiray Doorashada Hirshabeelle ee Jowhar

    Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas'uuliyiin iyo siyaasiyiin kala duwan.

    Saraakiil iyo Ciidamo lagu laayey Weerar Alshabaab ku qaaday saldhig ku yaalla Sh/Hoose (Faahfaahin)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka degaanka Buulallow ee degmada Afgooye,...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!