Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Farmaajo oo laga dalbaday inay meel saarto Maqaamka Muqdisho & Gobolka Banaadir

Kulan aya magaalada Muqdisho isugu yimaadeen ururrada bulshada ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray baaq ku socda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulankan oo looga hadlay xaaladda Maqaamka Muqdisho ayaa laga soo saaray baaq ku wajan dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Gobolka Banaadir oo looga dalbaday inay caddeeyaann maqaamka siyaasadeed ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaga ururrada bulshada Banaadir Muxidiin Xasan Afrax ayaa ugu baaqay madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa cusub inay kala caddeeyeen maqaamka siyaasadeed ee ka maqan caasimadda iyo dadka gobolka Banaadir oo aan metelaad ku lahayn Aqalka sare ee dalka.

Muxidiin Xasan Afrax

Wuxuu sheegayinaysan suuragal ahayn dad ka badan 2 milyan oo xuquuqdooda ay waayaan oo qaar ka yar 500 kun ay helaan xuquuq siyaasi ah, isagoo madaxda cusub u sheegay in laga sugayo sixitaanka khaladkii dhacay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON