Wednesday, July 2, 2025

Dowladda Qatar oo wafdi u soo diray Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wafdi ka socda dowladda Qatar uu maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdigan ayaa la sheegay inay soo dirtay dowladda Qatar, waxayna kulamo la yeelan doonaan madaxda dowladda Soomaaliya, iyadoo Qatar ay si weyn u soo dhoweysay mowqifka Soomaaliya ka qaadatay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka taagan Khaliijka.

Wafadiga oo goor dhow ka degay Garoonka Muqdisho waxaa hoggaaminaya wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Qatar Sultan Bin Saad Al-Muraikhi, waxaaba  ayaa loo qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya, oo ay kulamo kula leeyihiin Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha.

Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa kala jiidanaa dowladda Soomaaliya, waxaana Soomaaliya ay qaadatay siyaasad dhexdhexaad ah.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON