Wednesday, July 2, 2025

Dowladda Somalia oo Coronavirus dartiis u joojisay Duulimaadyadii Gudaha Dalka & Go’aano cusub..

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu joojinayo duulimaadyada gudaha, iyadoo la kordhiyey xayiraadda saaran duulimaadyada dibadda ee caalamiha ah inta go’aan kale kasoo baxayo.

War kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ayaa lagu sheegay in la joojiyey Duulimaadyadii gudaha dalka, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus, iyadoo amarkan uu dhaqangeli doono laga bilaabo Axadda Beri oo taariikhdu tahay 29 Maarso 2020.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON