Thursday, April 18, 2024

Dowladda Somalia oo Qandaraas ku bixineyso Sameynta Calanka Jamhuuriyadda [Bandigga Wasiirka Ganacsiga]

Wasaarada Ganacsiga Xukuumadd Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir soo saaray Qandaraas Heshiis Ganacsi ah oo dowladda ay la geyso Shirkadaha sameeya Daabacaada si ay ugu sameeyaan Calanka Soomaaliyeed oo nooc waliba leh.

Qandaraaskan oo su’aalo badan la iska weydiinayo ayaa wasiirku ku soo saaray qoraal uu ku saxiixan yahay, isagoo shirkadaha Ganacsiga u qabtay inay soo gdubiyaan dalabaadkooda ay u tartamayaan heshiiska sameynta Calanka muddo 25 maalmoo ah.

Ad

Wasiir Xayir ayaa ayaa sheegtay in tartan furan loo sameyn doono shirkadaha soo buuxiya kara shuruudaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON