Friday, July 11, 2025

Dowladda Somalia oo shaacisay in 29 Qof oo cusub laga helay Cudurka Coronavirus

Wararka goor dhow ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 24-kii ee lasoo dhaafay 29 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus.

Warka waxaa lagu sheegay in Maanta 19/04/2020 Kiisaska maanta la baaray laga helay 29 qof o qaba cudurka, iyadoo 21 qof ay yihiin Rag, halka 8 kale ay yihiin Dhedig, waxaana cudurka ka bogsaday 1 qof.

Tirada guud ee dadka cudurka uu soo ritay Soomaaliya ayaa hadda gaartay 164 qof, waxaana muuqata inuu si weyn sare ugu kacayo maalin kasta.

Image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON