Friday, June 27, 2025

Dowladda Somaliya oo 11 Wasiir u magacawday Guddiga Gurmadka Abaaraha [Akhri liiska Magacyada]

Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu Magacaabay Guddi heer wasiir ah oo qaabilsanaan doona samata-bixinta iyo gurmadka Abaarah ku quftay qeybo ka mida Gobollada Soomaaliya, guddiga ayaa ka kooban 11 Wasaaradood.

Guddiga waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xuseen Maxamed Odawaa, waxaana ku xigeen u ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye:

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY GUDDIGA

GUDDIGA-ABAARAHA GUDDIGA-ABAARAHA1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON