Saturday, June 28, 2025

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Qaadka la keeno dalka Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay Qaadka la keeno Soomaaliya sida uu saxaafadda u sheegay wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Axmed Jaamac Jengeli.

Warkan oo maanta soo baxay ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay joojiyay dhammaan duulimaadyadii diyaaradaha Qaadka ku tegi jireen dhulka Soomaalida laga bilaabo berito oo bishu tahay 6 September 2016.

Wasiirka ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada Qaadka uu yahay KMG ah, wuxuuna ka gaabsaday sababta rasmig ah isagoo sheegay inuusan diyaar u ahayn inay baahiyaan sababta sida kumeelgaarka ah loogu joojiyay Qaadka oo beeniyay inay ku lug leedahay shir madaxeedka IGAD ee Muqdisho ka dhici doona.

Lama oga sababta keentay sababta rasmiga ah ee go’aankan oo ah mid ganacsi iyo sida ay suuragalka u tahay in dowladada joojiso Qaadka, laakiin waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan go’aankan oo dad badan ay aaminsan yihiin inaysan fulin karin dowladda federaalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON