Monday, July 14, 2025

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay deeqdii ugu badneyd ee Turkiga u soo diray Soomaaliya [Sawirro]

Markab weyn oo sida raashin deeq ah tii ugu badneyd ayaa lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.

Markabka oo ka yimid Turkiga, waxaana Dekedda Magaalada Muqdisho kula wareegay asiir kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka dowladda Soomaaliya Cilmi Cumar Ceysane.

Shixnada ayaa ka kooban 13 kun tan iyadoo ay soo dirtay Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga iyo hay’adda Maareykanka Musiibooyibka ee Turkiga iyadoo loogy talogalay dadka abaaraha saameeyeen ee Soomaaliyeed.

Deeqdan ayaa la sheegay in la qeybin doono Gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyadda, isagoona sheegay in ay kusoo aaday xilli loo baahnaa.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON