Thursday, June 26, 2025

Dowladda Soomaaliya oo sharci darro ka dhigtay heshiiska Somaliland Saldhig milateri ku siineyso Imaaraadka

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid oo sharci daro ku tilmaantay heshiiskii Somaliland ansixisay ee ku saabsanaa saldhig Imaaraadka Carabta laga siinay magaalada Berbera.

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay in dowladda Imaaraadka Carabta ay heshiis  mamulka Somaliland, isagoo sheegay in heshiiskaasi  uu yahay mid sharci ahaan khalad ah.

Xildhibaanada labada gole ee Somaliland ayuu sheegay in laga qariyay heshiiska oo qododobo uun loo qeybiyay, wuxuuna intaas ku daray inay heshiiska qeyb ka yihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka

DHAGEYSO HANTI DHOWRKA GUUD

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON