Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay liiska xubnaha Alshabaab ee dowladda Federaalka ay baadigoobeyso; liiska oo la kooban 11 xubnood oo uu ugu horeeyo amiirka Alshabaab waxaa mid kasta la dul dhigay lacag qofkii keenta warbixin lagu qaban karo ama soo qabata la siinayo.
Liiska iyo beelaha ay ka soo jeedaan hoos ka akhriso:
Goobjooge.com