Tuesday, July 15, 2025

Dowladda Talyaaniga oo Gawaari Gaashaaman ugu deeqday Wasaaradda Amniga Soomaaliya [Sawirro]

Dowladda Talyaaniga ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid mialteri oo loo soo mariyey howgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Gaadiidka ayaa ka kooban laba baabuur oo kuwa  ciidamadu adeegsdaan ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Booliska, waxaana loogu talogalay in loogu adeegsado la-dagaalanka argagixisada.

Munaasabadda gaadiidkaasi lagu wareejiyey waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya, Wakiilka Midowga Afrika iyo madaxda Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON