Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Uganda oo Taliye cusub u magacawday howlgalka Soomaaliya

Dowladda Uganada ayaa taliye cusub  u  magacowday  ciidamadeeda jooga  Soomaaliya, taliyaha cusub  ayaa hogaamin doona ciidamada Uganda qeybta 16-aad, waxanaa magacaabidda ay ka soo baxday  wasaaradda gaashaandhigga dalkaasi.

Katumba-Wamala

Waxaa xilkan loo magacaabay Lt Col Peter Emola oo bedeli doona  Lt Col Bosco Mutambi. Taloyihii hore Lt Col Bosco Mutambi ayaa shaqadii laga joojiyay  kadib werarkii Alshabaab ee Janaale.

19 askari ayay Uganda qiratay in looga dilay dagaalkii Janaale, iyadoo 6 kale ay ku maqan yihiin gacanta Alshabaab. Emola ayaa la sheegay inay tahay markii ugu horeeysay ee uu yimaado  Somalia, wuxuuna taliye u ahaa y qeybta 9-aad ee ciidamada Uganda intii u dhaxeysay 2012-ki ilaa 2013.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON