INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
BAHDA GOOBJOOGE.COM waxay ka tacsiyadeyneysaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle “Kadare” oo ka mid ahaa arkaanta waaweyn ee dhaqanka Soomaalida, ahaana aqoonyahan weyn oo taariikh dheer ku leh umadda Soomaaliyeed.
Allaha u naxariistee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle “Kadare” wuxuu ku geeriyooday Muqdisho, isagoo ahaa aqoonyahan waqti badan u huray in dadka Soomaaliyeed ay helaan far ay leeyihiin oo qoran, wuxuu ahaa nin qiime weyn leh aqoon aan caadi ahayn u leh dhaqanka iyo hidaha
Marxuumka oo ka hadlaya taariikdiisa iyo heerarkii noloshiisa waxaaan idin soo xulnay wareysi uu la yeeshay Suxufiga weyn ee TERRA barnaamijkii Fool-ka-fool.
[ad name=”HTML-2″]
Hoos ka daawo muuqaalkaasi qiimaha leh
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=xU-5yBy-jB0″]
[spacer color=”8BC234″ icon=”Select a Icon” style=”1″]
TACSI:
INNAALILLAAHI WA INNAA ILEEHIRAAJICUUN.
Annagoo kala ah:
01. Cabdulaahi Muuse Xuseyn “Duqii hore Muqdisho”
02. Maxamed Macallin Cali Daa’uud “Calas”
03. Cabdulqaadir Nuur Cumar
04. Xuseyn Maxamed Cabdulle “Wadaad”
05. Maxamed Xaaji Cabduraxmaan “Maareeye”
06. Nuur Cali Gaadle.
07. Abuukar Macallin Maxamud.
08. XasanMaxamedXaaji “Duusos”
09. Farxiya Cali Qaajo
10. Cabduraxmaan MaxamedXasan “Xudeyfi”
11. Xaaji Xasan Qaras.
12. Faarax Cali Macallin
13. Cabdi Xasan Rooble.
14. Ismaaciil Caddow Wehliye.
15. Xaaji Cali Foodey
16. Abuukar Maxamed Kirish
17. Cabdulahi Hilowle Maxamed “Sahalyare”
18. Axmed KEY.
19. Col. Jimcaale
20. Cabdullaahi Xasan Dhaqaale
21. Cabdullaahi Cumar “John”
22.Axmed Germal.
23. ismaaciil Booli-Moog
24. Drs. Culumo Hilow
25. Macaw Xuseyn Xasan “Madbaco”
26. Ibraahim Xasan Qalinle
27. AadaNoor.
28. Maxamed Cali Gadiid.
29. Col. Axmed Muuse Dhilqe.
30. Cabdulahi Macallin Cusman “Ugaaska”
31. Cabdulqadir Cali Kamoole “Calool”
32. Cumar Raage Boqor “Malaaq”
GOOBJOOGE.COM
[ad name=”HTML”]