Sunday, June 22, 2025

Duqa cusub ee Muqdisho oo laba arrimood hordhigay guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kulankii u horeeyay oo isbarasho ahaa maanta la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo kuxigeenadooda oo buux dhaafiyay xafiiskiisa.

Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa  waajib kala qaadato iyo is barasho shaqo ayuu Guddoomiyaha cusub si toos ah ula hadlay guddoomiyeyaasha degmooyinka isagoo u sheegay in isbedeal shaqo la sameynayo, loogana fadhiyi inay shaqooyinkooda sii laba-laabaan.

Guddoomiyaha cusub ayaa ka dalbaday Guddoomiyeyaasha degmooyinka inay xil iska saaraan bulshada ay madaxda u yihiin, dhalinyarada iyo aqoontoodana ay ku daraan waxqabad, isagoo u caddeeyay inuu la kor taagnaan doono wadashaqeyn ay la socoto kormeer mas’uul kasta xilkiisa lagu ilaalinayo, taasoo ahayd labada arrimoo ee uu kala hadlay guddoomiyeyaasha: WAXQABAD IYO KORMEER.

Ad

Hore ayuu guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir u sheegay inuusan guddoomiyeyaal cusub magacaabi doono balse uu ku shaqeyn doono kuwa hadda xilka haya.

kulan-4

kulan-3

- Advertisement -

kulan-6

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON