Thursday, June 26, 2025

Ehelada nin ay Alshabaab u dileen Basaasnino oo afka furtay [Wuxuu ahaa Macalin]

Mid ka mida raggii ay Xarakada Alshabaab ku toogteen degaanka Buulafuulay ee Gobolka Bay, ayna ku eedeeyeen inuu basaas u ahaa sirdoonka Kenya ayaa eheladiisa ay beeniyeen eedeynta Alshabaab.

Ehelada marxuum Xasan Diiriye Cusmaan  oo Alshabaab xukun dil ah ku fuliyeen ayaa sheegay in Xasan  uu ahaa macalin iskool ku yaala degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo aanu haba yaraatee ku lug lahayn basaasnimada ay Alshabaab ku eedeeyeen kuna dileen.

Macalin Xasan Diiriye oo 42 sano jir ahaa ahaa la la’aa tan iyo sanadkii 2014 markaas oo ay Alshabaab si qarsoodi ah u afduubteeen, waxaana ehelkiisa u qaateen inuu dhintay, laakiin waxay ka war heleen markii xukunka dilka ah Alshabaab ku fulisay.

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON