Friday, June 27, 2025

Ergada Shirka Jowhar oo bilaabay ka doodista Dastuurka Maamulka cusub ee Hiiraan & Sh-Dhexe

Ergada shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay inay ka doodaan Dastuurka uu yeelanayo maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Ergada oo dhalay ka baxday shirka kadib markii ay sheegeen in loo diiday xuquuq lacageed ayaa dib loogu celiyay shirka kadib markii waanwaan ay la galeen wakiilada Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo IGAD.

Aqrinta Dastuurka iyo ansixinta qodobadiisa ayaa maanta ka bilaabtay hoolka shirka Jowhar, waxaan la filayaa in maalmaha soo socda la soo gabagabeeyo.

Arrimaha ugu waaweyn eelaha doodayo waxaa ka mida:

  1. Calanka maamul Goboleedka
  2. Magaca maamulka
  3. Qaab dhismeedka maamulka

Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa dadaal ugu jirta in maamulka lagu dhameystiro bishan gudaheeda, laguna doorto madxweyne.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON