Wednesday, August 6, 2025

Ergeyga Q/Midoobay ee Somaliya oo war ka soo saaray waanwaanta Mooshinka Madaxweynaha

Ergayga xoghaayha Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaliyaa Nicholas Kay ayaa si weyn u soo dhoweeyay waanwaanta lagu xallinayo Mooshinka laga keenay  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo sida  dhinacyada mooshinka u ogolaadeen inay xal laga gaaro Mooshinka.

[row][double_paragraph]Kay
[/double_paragraph][double_paragraph] [ad name=”HTML-2″] [/double_paragraph] [/row]

“Waxaan soo dhoweynayaa dadaalka uu wado Guddoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  si ay dhinacyada uga wada-shaqeeyaan in qaab Wadahadal iyo wada-tashi lagu dhammeeyo” ayuu yiri Danjire Kay ugu baaqay dhinacyada arrintani khusayso inay si dhaqso leh hore uga dhaqaajiyaan  xal laga gaaro  khilaafka  siyaasadeed.

Ergayga Q/Midoobay wuxuu qoraalkiisa ku sheegay in dowladda Federaalka iyo Hay’adaheeda looga baahan yahay inay  xoogga saaraan  sidii looga dhabeyn lahaa doorashooyin ka dhaca Soomaaliya Sannadda 2016-ka iyo howlaha hiigsiga cusub.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON