Friday, June 27, 2025

Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Puntland

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee  Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo  xoog  leh oo is xiga ay ay gilgileen  Magaalada Gaalkacyo dhinaceeda Waqooyi ee Puntland.

Qaraxyada ayaa la sheegay in midka hore uu ahaa is-miidaamin, kaasoo lala beegsaday xarunta Dowladda Hoose ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, waxaana qaraxa kadib xaruntaasi xoog ku galay dabley Alshabaab loo maleynayo.

Daqiiqado kadib ayaa la soo weriyay inay xarunta dhexdeeda ay ka dhaceen  Qaraxyo kale oo midkood ahaa Gaari goobta la sii dhigay.

Xaaladda ayaa qasan waxaana jira dhimasho iyo dhaawac qaraxyad ka dhashay, ciidamada Ammaanka Puntland ayaa goobtaasi tegay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in weerarkaasi la soo afjaray ayan jiraan qasaare badan oo halkaasi ka dhacay.

FAAHFAAHINTA LA SOCO…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON