Sunday, July 13, 2025

Faarax Qare oo tallooyin iyo digniin u diray Kaluumeysatada dadka degan Xeebaha

Faarax Qare
Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre)

DHAGEYSO FAARAX QARE

Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) ayaa digniin ka soo saaray xaalada cimilada iyo dabeylaha ku wajahan xeebaha Soomaaliya, siiba xeebaha Waqooyi Bari oo ay saameyn weyn ku leeyihiin duufaanta Chapala.

Admiral Faarax Qare wuxuu kaluumeystada iyo dadka u dhow xeebaha siiyay tallooyin ku saabsan qaabka ay tahay inay ula macaamilaam xaaladaha ku soo fool leh.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON