Friday, June 27, 2025

FAL NAXDIN LEH: Gabar 7 sano jir ah oo lagu gowracay Magaalada Cadaado

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa ku warramaya dhacdo naxdin leh oo gabar 7 sano jir halkaasi lagu gowracay.

Meydka gabar 7 sano jir ah ayaa galabta laga helay degmada Cadaado oo xarunta KMG ah u ah Maamulka Galmudug.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda ka danbeysay falka lagu gowracay gabadha yar, waxayna wararkaasi sheegayaan in falkaasi naxdinta leh ay geysatay qof haweeney, iyadoo aan la ogeyn sababta falkan dhalisay.

Ciidamada Amaanka Cadaado ayaa soo qabqabtay  dhowr qof oo lagu tuhunsan yahay falka lagu gowracday gabadha  yar ee 7s ano jirka ahayd.

FB_IMG_1488820857101

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON