Tuesday, June 24, 2025

Fanaanada Nimca Dareen oo guursatay fannaan qabay fanaanad kale oo caan ah [Sheekada ugu shidan]

Fannaanadda Nimco Muxumed Xasan (Nimco Dareen) ayaa guursaday Muusikiistaha caanka ah ee Axmed-weli Ibraahim Furinle.

Arrintan oo baraha bulshada ee Soomaalidu ku kulanto si weyn looga hadal hayo ayaa dhalisay xiisad salka ku heysa in Fannaanka Furinle uu hore u qabay Fannaanadda kale ee caanka ah Asma Love, iyadoo aan la ogeyn halka guurkoodii ku dambeeyay iyo inay kala tageen.

Fannaanadda Nimco Dareen ayaa taageerayaasheeda ku bogaadiyeen guurkan cusub  iyadoo horena u soo martay guur hore, waxayna hooyo u tahay gabar. Nimca ayaa barteeda Facebook soo dhigtay war ku saabsan inay isla hayaan inanka lagu sheegay inuu aroosay.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO LOO DIRAY FANNAANADA IS GUURSADAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON