Monday, July 14, 2025

Fanaaniinta xiddigaha Geeska oo Maxkamadda Hargeysa ku xukuntay in Xabsiga lagu sii hayo

Afartii fannaan ee ka tirsanaa kooxda xiddiga Geeska ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la soo taagay maxkamadda Gobolka Hargeysa iyadoo lagu soo eedeeyay dembiyo kala duwan oo xeer ilaalinta ay sheegtay inay ka mid yihiin:

Geeska

  1. Safar ay ka been sheegeen oo Kenya loo fasaxay, ayna tageem Muqdisho
  2. Inay shaqaale dowladeed yihiin oo ay khiyaamo qaran ku kaceen
  3. Inay Calanka Soomaaliyeed qaadeen oo siyaasadd u adeegsadeen
  4. Iyo inayku xadgudbeen sharciga u yaala Somaliland

 

Dadweyne badan, saxaafad iyo mas’uuliyiin ayaa ka qeyb galay maxkamadda la saaray afarta fannaan ee kala ahaa: Nimaaan Hilaac, Xami Queen, Maxamed Axmed Cirro Bakaal iyo C/raxmaan Oday.

Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo afarta fannaan inta kiiskooda laga soo dhameynayo baaritaanka ku socda, waxaana dib loogu celiyay xabsiga magaalada Hargeysa.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON