Tuesday, June 24, 2025

DAAWO Farxiya Kabayare: “Hodon C/raxmaan & Rasta aniga ayay i xumeeyeen markii ay Xamar tageen…”

Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa si weyn uga xumaatay kana naxday in fanaaniin ay sheegtay inay walaalaheed yihiin ay maanta xumeeyaan kana qeyb galaan xumaanteeda oo ay tagaan xamar Hodon C/raxmaan iyo Axmed Rasta.

Farxiya ayaa Video ay soo dhigtay Youtube-ka waxay ku sheegtay inay cadaalada darro ka jirto Muqdisho ayna wax lala yaabo tahay in Hotelka City Palace oo qura uu noqdo meesha kaliya ee laga heeso.

Dhinaca sare ka daawo

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON