Friday, June 27, 2025

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday [SAWIRRO XUSUUS LEH]

Feeryahankii caanka ahaa ee Mareykanak Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday sida ay shaaciyeen qoyskiisa goor dhoweyd.

Ninkan ayaa caan ku ahaa ciyaarta feerka, isagoo marar badan ku guuleystay. Wuxuu  ahaa 74 sano jir, isagoo xiliyadii danbe ay xaaladiisa  caafimaad sii xumaaneysay.

Kalaay waxaa  laga helay cudur uga dhacay sambabada iyo neefsashada. Wuxuu cudurkaasi ku dhacay sanadkii 1984, afar sano kaddib markii ka fariistay ciyaarta feerka.

Maxamed Cali waxa uu ku dhashay ee gobolka koofurta Mareykanka ku yaalla ee Kentucky. Wuxuu diinta Islaamka qaatay sanadkii 1964 oo ahayd markii ugu horeysay ee abaalmarinta caalamiga ah uu ku guuleystay.

Seddax jeer ayuu helay abaalmarinta feerka culus ee caalamka, waxaana dunida oo dhan uu ku faafay magaciisa.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON