Sunday, July 13, 2025

Feysal Cali Waraabe oo Eedeyn yaab leh u jeediyay Xisbiga Wadani [Dhageyso]

Musharaxa Xisbiga UCID ee xilka madaxweynaha Somaliland ayaa eedeyn yaab leh u jeediyay xisbiga Wadani.

Isagoo ka hadlay shir jaraa’id Magaalada Hargeysa ayuu sheegay inay jiraan Shaqsiyaad doonaya in ay khalkhal geliyaan Ammaanka Somaliland, islamarkaana ay abuuraan Xaalado keeni kara in ay dhacaan banaabaxyo keena rabshado.

Wuxuu kula taliyay in Guddiga doorashooyinka Somaliland ay u jilicsan yihiin Xisbiga Wadani, maadaama ay dhowr jeer Guddiga doorashooyinka ay si gaar ah ula kulmeen, iyadoo aan qancin Xisbiyadda kale ee Somaliland.

Faysal Cali Waraabe ayaa ku dooday in la soo qabto dadkii ka dambeeyay rabshadihii dhimashada dhaliyay  ee ka dhacay Burco, isla markaaba denbigii ay galeen lagu qaado,

Musharax Feysal ayaa loo arkaa nin magac u yaal ah oo mar waliba xisbiga talada haya ugu jira inuu u metelo mucaarad difaaca oo taageersan.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON