Sunday, July 13, 2025

Gaari ay wateen ciidamada AMISOM dad badan ku laayay duleedka Magaalada Muqdisho

Gaari ay leeyihiin ciidamada ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac ka geystay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu dul maray gaari dad shacab ah saarnaayeen.

Shilkan naxdinta leh ayaa ka dhacay degaamada Calamada ee degmada Afgooye duleedka magaalada Muqdisho waxaana gaari ka mid ahaa kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo jidkaasi ku socdaalaya uu dadaray gaari bas yar ah oo ay la socdeen dad shacab ah.

Qasaaraha ayaa gaaraya in ka badan 10 qof oo dhimasho iyo  dhaawac ah, waxaana qof ka mida dadka degaanka uu sheegay in gaariga  laga soo saaray dad meyd ah oo 5 qof ahaa, halka qaar kale ahaayeen.

Falkan ayaa imaanaya iyadoo ciidamada AMISOM ayay dilal  fara badan  ka geysteen gobolka Shabeelada Hoose.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON