Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO TALIYE GABI-GABI: “Waa in Puntland laga saaraa dadka soo galootiga ah ee Koonfurta..”

Taliyaha Ciidanka Birmadka Gobolka Mudug ahna ku-xigeenka taliyaha Qaybta isla gobolka Cabdirashid Xasan Xaashi (Gabi Gabi) oo la hadlay saaxafada kadib weerarkii shalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayay kasoo yeereen ereyo yaab leh isagoo ku baaqay in laga saaro Puntland dadka soo galootiga ah ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya, siiba kuwa Caagaha wareejiya, wareejiyayasha iyo kuwa gaarileyda ah.

Dadkaas ayuu ku sheegay inay yihiin meesha dhibaatadu uga imaaneyso oo loo baahan yahay in laga saaro Puntland, wuxuuna sheegay in sida la ogsoon yahay uu qaraxa ka dambeeyay qof naf-tii hure ah oo kasoo jeeda dadka Koonfurta Soomaaliya dagan gaar ahaan Jareer.

Dhageyso Taliyaha

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON