Wednesday, June 25, 2025

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Dalka K/Afrika. [Faahfaahin]

Wararka laga helayo dalka dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad dalkaasi u dhalatay ay xalay goobtiisa ganacsi ee Magaalada King Willaims, Eastern Cape ku dileen muwaadin Somaliyed oo goob ganacsi halkaasi ku lahaa.

Ganacsadaha la dilay Allaha u naxariistee ayaa lagu magacaabi jiray Mukhtaar Cumar, waxayna Burcadda ku weerartay goobtiisa ganacsiga, iyagoo boobay hantidiisii, wuxuuna dilkan ka mid yahay falal joogto ka noqday dalkaasi oo lagu laayo ganacsatada ajnabiga ah.

Somalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa shaaciyay muuqaalka muwaadinka la dilay ee Muqtaar Cumar, waxayna sheegeen inuu dhalinyaro shaqeysta, iyadoo Booliska Koonfur Afrika ay ku guul dareysteen soo qabashada dambiilayaasha dilalka gaysta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON